Oradyahan Kenyan ah oo cagihiisa uga baxsaday xero uu ku tababaranayay iyo Sababta keentay

Orodyahan u dhashay dalka Kenya oo tababar ku qaadanayay xero kutaala magaalada Kapsabet ee galbeedka Kenya ayaa cagihiisa ku baxsaday, kadib markii xerada soo gaareen saraakiil orodyahanada ka baareysa adeegsiga daawooyinka sare u qaada awooda. Saraasiisha baaritaanada ku sameysa orodyahanada ayaa si aan horey loo shaacin ugu duulay xerada Orodyahanada lagu tababaro ee kutaala magaalada … Continue reading Oradyahan Kenyan ah oo cagihiisa uga baxsaday xero uu ku tababaranayay iyo Sababta keentay